Maamulka Puntland oo eedeymo kulul u jeediyey madaxda dowlada Somalia

Gudoomiyaha gobolka Bari ee maamulka Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed ayaa ku eedeeyay dowlada Soomaaliya inaysan wax kaalmo ah gaarsiinin dadka ay saameeyeen roobabkii dhawaan ka da’ay Puntland. Cabdisamad Yuusuf Max’ed waxaa uu sheegay in bakhaaro ku yaalla Muqdisho ay ka buuxaan Gurmadkii loogu tala galay shacabka, dowladda dhexe ee Soomaaliyana ay Puntland ka hortaagan tahay … Continue reading Maamulka Puntland oo eedeymo kulul u jeediyey madaxda dowlada Somalia